Saldhig ay leeyihiin Xoogaga Al-Shabaab oo xalay cirka laga duqeeyey

Dayuurado dagaal ayaa xalay weeraray saldhig ay xoogaga Al-shabaab ku leeyihiin gobolka Hiiraan, iyadoo duqeyntaas ay warar kala duwan ka soo baxayaan. Duqeyntan ayaa lala beegsaday saldhig xoogaga Al-Shabaab ku leeyihiin degaanka  Luuq-jeelow, iyadoo dayuuradaha wax duqeeyey la aaminsan yahay iney leeyihiin ciidamada Maraykanka. Goob joogayaal ku sugan degaanka  Luuq-jeelow ayaa sheegay in duqeynta ay … Continue reading Saldhig ay leeyihiin Xoogaga Al-Shabaab oo xalay cirka laga duqeeyey